Jeneraal Xuud oo Nabadda qaatay wadahadalna la galaya Madaxweynaha Hirshabelle

Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo si weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabelle uu hogaamiyo Madaxweyne Cali Guudlaawe , ayaa shaaca ka qaaday in uu tanaasul sameenayo uuna wadahadal la galayo Maamulka Cali Guudlaawe hogaamiyo. Taliyaha ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliya Jeneraal Biixi oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ayaa ku qanciyay Jeneraal Xuud in uu nabada … Continue reading Jeneraal Xuud oo Nabadda qaatay wadahadalna la galaya Madaxweynaha Hirshabelle